Select a pricing plan and sign up

Course Curriculum

  HALKAN KA BILOW! (START HERE FIRST!)
Available in days
days after you enroll
  FIKRADAHA ARDAYDA (STUDENT TESTIMONIALS)
Available in days
days after you enroll
  HORDHAC SUUQA FX-KA (INTRODUCTION TO FOREX TRADING)
Available in days
days after you enroll
  CILMU-NAFSI (PSYCHOLOGY)
Available in days
days after you enroll
  AALADAHA MUHIIMKA
Available in days
days after you enroll
  FALANQAYNTA FARSAMADA 1.0
Available in days
days after you enroll
  MAAREYNTA HALISTA
Available in days
days after you enroll
  SUURTAGALNIMADA
Available in days
days after you enroll
  DILLAALKA
Available in days
days after you enroll
  JOORNAALKA
Available in days
days after you enroll
  ISTIRAATIJIYADDA 1AAD
Available in days
days after you enroll
  ISTIRAATIJIYADDA 2AAD
Available in days
days after you enroll
  FALANQAYNTA FARSAMADA 2.0
Available in days
days after you enroll
  GANACSIGA MAALINLAHA
Available in days
days after you enroll
  ISTIRAATIJIYADDA 3AAD
Available in days
days after you enroll
  ISTIRAATIJIYADDA 4AAD
Available in days
days after you enroll
  Falanqaymaha MARCH 2020
Available in days
days after you enroll
  Falanqaymaha APRIL 2020
Available in days
days after you enroll
  Falanqaymaha MAY 2020
Available in days
days after you enroll
  Falanqaymaha JUNE 2020
Available in days
days after you enroll
  Falanqaymaha JULY 2020
Available in days
days after you enroll
  Falanqaymaha AUGUST 2020
Available in days
days after you enroll

Magacaygu waa Bashiir Faarax oo waxaan ahay ganacsade ka faa'ideysto suuqa FX-ka oo ku dhex jiray suuqaas 5-tii sano ee la soo dhaafay.

Waxaan rabaa inaan idinla wadaago dhammaan wixii aan soo bartay sannadihii lasoo dhaafay waxaana kaa caawinayaa sidii aad ku noqon laheyd ganacsade faa'ido joogto ah kasoo saaro suuqaan!

Soo dhawaada walaalayaal

Select a pricing plan and sign up

Qaar Ka mid ah Ardayda Kurweyne Academy iyo aragtidooda


Mohamed Sanei

Mgceygo wa mohamed korsadan waxan kusoo biray feb 16 cawa eey tariqda tahay 23 waxan dhameytay wajiga kowad korsadan wax yabaha aan ku arkay oo kaga duwantahay ayaa ah waxa lagu bara wax la yiraahdo cilmo nafsi ama pscology iyo suurtagalnimada ama probalability oo ah qeybta ugu muhimsan suqan inaad fahantidna eey ka dhigantahay inaad tahay qof suqan waxa ka jiro og oo secret heysto wax dhaliil ah kuma arag marki loo firiyo korsooyinka kale ee ku baxo afkeena hoooyo ayada ayaba waxey dhertahay labadi qodob aan soo shegay.


Safwan Ali

Magacaygu Waa Safwan waxaan ahay arday ka dhigta Cilmiga Fx (forex) ka website ka kurweyneacademy, Runtii waxaan ku doortay inaan wax ka barto walalkay Bashir Farah qodobo dhawr ah

1: Dadnimadiisa qiimaha badan

2: Aqoontiisa horaysa ee cilmigan

3: Uheelashaha inuu arday soomaaliyeed wax baro

Dhab ahaantiina aniga khaasatan wax weyn ayuu iga badalay qaab fikirkayga ka dhanka ah suuqan

Wax walba oon ka faa'idaystay waan uga mahadcelinayaa macalinkayga bashir

Mana ilaawi doono


Mohamed Said

Magacyga waa mohamed said korsadan waxa kuso biray 16 Feb waxan mara falanqeenta oo aan kubartay xaladaha suuqa tilmamayasha iyo waxyabo kala badan waxan soo qatay cilmi nafisiga iyo suurtagalnimada si heer sare leh beey igu socota hadeer alx wax dhaliil ahna kuma arkin wali koorsadan.

Select a pricing plan and sign up

Select a pricing plan and sign up