Fikradaha ardayda

As salamu Caleykum ardayda Kurweyne Academy.

Fadlan waxaa idinka codsanayaa inaad halkaan ku reebtaan fikrada aad ka qabtaan koorsada (Amaan iyo dhaleecba) iyo waxyaalaha aad jeclaan lahayd in lagu kordhiyo.


Waxaa rajeynayaa inaad iga aqbashaan codsigaas.

Aad baa umahadsantihiin.Guuleysta!!

Complete and Continue  
Discussion

17 comments